Minnesota TRiO Association


Fursad weyn oo waxbarasho.


 

Tani waa waxa ay Trio daremeyso in uu mudan yahay qof waliba in uu helo. Aqoonta dugsiga sare ka sareysa maalinba maalinta ka danbeysa way sii xadidmeysaa  waxaana jirta in dad badan ayna fursad u helin amaba loo diido in ay soo galaan jaamacadaha. Waxaan aaminsanahey, sideydoontaba ha ahaatee,  in qof waliba uu xaq u leeyahay in uu waxbarto oo isla markaana uu ogaado waxa uu shaqsiyan uu yahay. Isla markaana ay bartaan xirfado u horseedi kara in ay dhisaan wax ay ku shaqeystaan.  Anagu haddii aan nahay Minnisota Trio, waxaan caawineynaa ardeyda iyo qoysaska in awood u helaan in ay helaan aqoon dhaafsiisan dugsiga sare iyo in aan abuurno fursad weyn oo waxbarasho.